Maamulka Gobolka Shabeellada dhexe, kan degmada Jowhar iyo dadweynaha halkaasi ku dhaqan ayaa ku guuleystay inay xiraan Buq ama goob...
Wasiir ku xigeenka Wasaarada arrimaha gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta , Axmed Cusmaan Aadan (Qooje) ayaa daah-furay dood wadaag ku saabsan...
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, Antony John Blinken ayaa sheegay in ay Milliteriga Eritrea dib ugu laabteen Waqooyiga dalka Ethiopia, oo...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr.Cabdirxamaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay Kristina Svenson oo ah wakiilka Bangiga Adduunka...
Xukuumadda Ciraaq ayaa ku casuuntay Iiraan iyo dalalka Khaliijka Carabta oo ay Dehraan kala dhexeyso xurgufta siyaasadeed shir madaxeedka ka...
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa Maanta oo Arbaco ah lagu qabtey Banaanbax looga soo horjeeday argagixisada Al-Shabaab,...
Dalka Afgaanistaan waa Waddan ku yaalla Bartamaha Qaaradda Aasiya, waxaa xuduud la leh wadamada Tajikistan, Uzbekistan iyo Turkmenistan , Iiraan...
Waxaa maanta lasoo gaban gabeeyay fadhiyo dhowr ah oo ay maxkamada Gobolka Galgaduud ka yeelatey dhageysiga dacwad ciqaabeed loo heystay...
Diyaaradaha Dagaalka dowladaha Masar iyo Faransiiska ayaa si wadajir ah u sameeyay dhoolo tus ay kusoo bandhigayeen awoodooda, waxayna diyaaradahan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa bogaadiyay habsami u socodka hannaanka wadatashiga si loo dhameystiro...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho