Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa kulan dhiriigelin ah u sameysay beeraley iyo ganacsato ku guuleysatay tijabooyin ay ku sameeyeyn...
Wasaaradda caafimaadka Dawlad Goboleedka Puntland ayaa maanta kulan xog waran ah iyo sidii looga wada shaqayn lahaa ka hortagga COVID-19...
Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur, ayaa maanta soo xiray kulan lagu diyaarinayay Qorshaha...
Wasiirka Gargaarka Xukuumadda Federaalka Soomaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo wafdig ay hogamineysay qeybna ay ka ahayen Madaxda Hay’adaha UN-OCHA, WFP,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Qaahira, isagoo...
Madaxwaynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka daah furay shirweyne ku saabsan arrimaha Deegaanka gaar ahaan...
Maanta oo Arbaca ah ayay ku egtahay xiliga loo qabtay Baarlamaanka Malaysia inay soo doortaan Ra’iisulwasaare cusub kadib markii uu...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta uu shir uga furmay Madax ka socota Golaha Nabadda Midowga Afrika oo shalay soo gaaray...
Diyaarado siday boqolaal qof oo laga soo daadgureeyay Kabul ayaa gaaray wadamada Ingiriiska iyo Jarmalka iyadoo waddamada reer Galbeedka ay...
Ugu yaraan 47 Muhaajiriin Afrikaan ah ayaa ku geeriyootay Dooni ku cilladowday Badweynta Atlantic, gaar ahaan meel ku dhow Xeebaha...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...
Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho