Guddiga Maamulka Doorashada Heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa warqad codsi ah u diray Madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Musharrax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay sida ay u dhaqangelisay qabsoomidda doorashada Aqalka Sare...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dowlad-goboleedka Koofur Galbeed ugu hambalyeeyay bilaabista doorashada Aqalka Sare, isagoo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo gabagabeeyay wadatashiyadii uu la lahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare...
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa hambalyo u diray shanta Senator ee laga soo doortay Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana uu...
Madaxweynihii hore Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Golaha Aqalka saree ee laga...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee doorashooda maanta ahayd magaalada Baydhabo, isagoo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Xasan Kaariye Qoorqoor ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ciidamada qalabka sida ee...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Galmudug oo howlgallo wada jir ah ka sameeyay koonfurta Gobolka Mudug ayaa ku guuleystay inay...
Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ka dhacday doorashada qaar kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare oo ay codeynayaan...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho