Soomaaliya ayaa kamid noqotay 10-Wadan ee kaalmaha ugu horeya ka galay tartanka ciyaarta oradada (Olympic) oo lagu qabatay Dalka Japan...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Camaara ee gobolka Mudug ku soo bandhigay Horjoogihii Argagixisada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu maanta xafiiskiisa kulan kula qaato xubnaha Guddiga Doorashooyinka...
Munaasabad loogu dabaal dagayo Sanad guuradii 23aad ee aasaaskii Puntland ayaa lagu qabtay Aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe waxaaana ka...
Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha ee Hay'adda Socdaalka Mudane Siciid Axmed Xuseen, ayaa sheegay in tababarkan oo ay la kaashadeen Hey’adda Socdaalka...
Midowga dhallinyarada SAG ee dalka Suudaan ayaa waxay dhallinyarada qaar ee wax ka barata Suudaan u qabteen kulan cayaareed ay...
Ciidamada Qalabka sida ee howlgallada ka wada Galmudug oo baacsanaya firxadka argagixisada ayaa gacanta ku dhigey maleeshiyaad iyo hub ay...
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa qoraal uu kasoo saaray doorashadii maanta waxa uu ku yiri, "Waxaan...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) wuxuu soo dhoweynayaa natiijada doorashadii Aqalka Sare ee maanta oo Isniin ah, 2-da Agoosto,2021...
Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee laga soo doortay Koonfur galbeed, isagoo ku...
Masuuliyiin ka tirsan Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagay Xarunta Daryeelka...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho