Taliyaha Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) Gen. Stephen J. Townsend, ayaa booqasho ku tagey xerada Ciidanka Kumandooska Danab ee Bali-doogle,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa London kula kulmay dhigiisa dalka Britain Boris Johnson, oo ay...
Ciidamada Xoogga Dalka, gaar ahaan Ururka 80-aad gurmadka Qeybta 27aad, Ururka 52-aad Gurmadka Qeybta 27-aad, Ururka 41-aad Guutada 5-aad Qeybta ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo xiray Shirka horumarinta Waxbarashada Puntland oo muddo saddex maalmood ah...
Agaasime Ku-xigeenka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Kornayl Cabdifitaax Ibraahim Shaaweeye oo uu kormeerkiisa shaqo ku wehliyey Agaasimaha Waaxda Ajaanibta...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka mid ah Madaxda ka qeyb qaadaneysa shirka Caalamiga Waxbarashada...
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Maxamed Cirro ayaa bogaadiyay sida wanaagsan ee maanta ku qabsoontay doorashada...
Maanta oo ay tahay taariikhdu 29-July-2021; Guddiga Maamulka Doorashada Heer dowlad Goboleed Koonfur Galbeed ayaa warqad codsi ah u diray...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga,...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...
Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho