Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Maxamed Cirro ayaa bogaadiyay sida wanaagsan ee maanta ku qabsoontay doorashada...
Maanta oo ay tahay taariikhdu 29-July-2021; Guddiga Maamulka Doorashada Heer dowlad Goboleed Koonfur Galbeed ayaa warqad codsi ah u diray...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga,...
Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Jaamac Faarax Muuse ayaa qalabka ciyaaraha oo dhamaystiran ka guddoomay...
Wejigii koowaad ee doorashada ku raasta Aqalka Sare Soomaaliya oo maanta ka qabsootay Jubbaland ayaa goor dhoweyd soo gaba gabowday,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Falastiin Xasan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Britain ,...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda oo ka mid ah Madaxda ka qeyb qaadaneysa shirka Caalamiga Waxbarashada ee London ayaa ka qeyb galay...
Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in dalka uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada dalka ka dib...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho