C/risaaq Maxamed Cismaan ayaa heley 59 cod halka qofkii la tartamayay oo aheyd Xaliima Jaamac Maxamed ayaa heshay 12 cod,...
Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa noqday senatarkii labaad oo ka mid noqda baarlamaanka Soomaaliya isagoo heley 71 cod ka dib...
Allaha u naxariistee degmada Kaxda ee gobolka Banaadir waxaa saakay lagu aasay Marxuum Sheekh Aadan Cali Xasan oo ka tirsanaa...
Ilyaas Badal Gaboose ayaa noqday senatarkii ugu horeeyay oo la doorta isagoo heley 55 cod halka murashaxa la tartamayay Maxmaed...
Magaalada Kismaayo ee Jubaland, waxaa ka socota qaban qaabada doorashada affartii xubnood ee ugu horeysay aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya....
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cismaan Abuukar Dubbe waxa uu ka tacsiyeynayaa geerida ku timid Allaha u naxariistee...
Ciidanka Xoogga Dalka soomaliya ee ka hawl gala dagmada Buulo-burte ayaa saaka howlgal qorsheysan waxay ku qaadeen deegaanka Afcad oo...
Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta Dowlad Goboleedka Galmudug ee bartamaha Dalka ayaa caawa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay maalinta cafiska Soomaaliyeed,...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa magaalada Nairobi...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho