Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Eng Cabdi Xuseen Maxamed u magacaabay Gudoomiyaha gudigga qoxootiga iyo barakacayaasha....
In ka badan 30 qof ayaa ku dhimatay laba tareen oo isku dhacay koofurta dalka Pakistaan. Warbaahinta dalkaas ayaa sidoo...
Mashruucaan oo ay taaba gelintiisa iska kaashadeen wasaarada caafimaadka Galmudug iyo Hay'adda M.S.F Soomaaliya isla markaana mashruuc loogu talagaly bixinta...
Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo ay wehliyaan mas'uuliyiin uu ka mid yahay maayerka Dhuusamareeb iyo wasiiro ayaa...
Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay eedeysane loo heysto in 4-tii bishaan uu xaaskiisii ku dilay...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Madaxa...
Wasiiradda Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta kulan la yeelatay...
Wasaaradda tamarta iyo biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa biyo dhaamin usameysay qosas barakacayaal ah oo ku nool magaalada Beledweyne Biyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ,Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr.Axmed Xuseen Macalin ...
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho