Boqolaal dadweyne oo u badan ardayda wax ku barata dugsiyada magaalada Xuddur iyo maamulka Iskuulada ayaa ka qeyb galay baanaanbaxaan...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Mudane Maxamed Caabbi Xasan ayaa maanta xarunta Wasaaradda Waxbarashada kulan kula...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiskiisa xubno ka socdey wasaaradda caafimaadka xukumadda federaalka...
Dowaladda Imaaraatka ayaa ugu baaqday labada dal ee Suudaan iyo Itoobiya inay ka fogaadaan wax kasta oo ku sii kordhin...
Ra’iisal wasaaraha dalka Kuwayt Shiikh Sabaax Al-Khalid Al-Sabaax ayaa iscasilaadda xukuumaddiisa u gudbiyay Amiirka dalka Shiikh Nawaaf Al-Axmad maanta oo...
Shirka sannadlaha ah ee Garsoorka dalka oo ay ka qeyb galayaan hay’adaha cadaaladda heer federaal iyo heer maamul goboleed ayaa...
Laba wasiir oo ka tirsan xukuumadda Malaawi ayaa u dhintay xanuunka Karoona Fayras, sida ay sheegeen mas'uuliyiinta caafimaadka dalkaas. Wasiirka...
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo ayaa maanta sheegay in hoyga cusub ee al-Qaacidda uu hadda yahay Iran, inkastoo uusan...
Ciidanka xoogga dalka oo maanta howlgal ka sameeyay tuulooyin hoos yimaadda degmada Baardheere, ayaa bur buriyay saldhigyo argagaxisada Alshabaab ku...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya,iyagoo...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho