Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka...
Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey ahna Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka ayaa...
Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee tacsida geerida Alle ha u naxariistee Abwaan Ibraahim Ismaaciil Sugulle...
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan oo hadal ka jeediyay Golaha Amaanka oo...
Agaasimaha Guud ee Qeybta Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha degmada Heliwaa ayaa maanta degmada Heliwaa ka daahfuray Barnaamijka...
Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Xuseen macalin Dr. Gurrey oo shalay soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyadeeyay geerida Allaha u naxariistee Abwaan Sooraan oo...
Allaha u naxariistee Abwaan Sooraan oo ka mid ahaa jilayaasha caanka ah ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Burco. Wasiirka Warfaafinta...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta Muqdishu kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Danjire...
Kooxda Daalibaan ayaa shuruudo adag ku xiray ka qeybgalka shirka ka dhicidoona magaalada Istanbul ee waddanka Turkey, sida ay warbaahinta...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho