Waxaa weerar argagaxisanimo lagu qaaday saldhiga Booliska Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhashay qasaare isugu jirta dhimasho...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo lagu burburinayo Argagixisada Al-Shabaab...
Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda ee Xukumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlayay wacyigelinta bulshada rayidka ah ee...
Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya oo ku sugan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa deeq raashiin ah...
Madaxweynaha Dowalad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Dhusamareb...
Xafiiska Warfaafinta iyo xiriirka warbaahinta madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta u qeybiyay lacago ay uga qeyb galaan farxadda maalmaha Ciidul fidriga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa beeniyay wararka sheegaya in Madaxweynayaasha Soomaaliya...
Hay'adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan,...
Alle ha u naxariistii Fanaanad Muno Daahir (Muno Xidigta) ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho sida uu Radio Muqdisho u...
Saraakiisha dalka Afghanistan ayaa sheegay in ugu yaraan 55 qof lagu dilay in ka badan 150 kalana lagu dhaawacay qarax...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho