Xafiiska Xalka Waare oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa u qabatay hey’adaha Federaalka ah, Maamul Goboleedyada...
Munaasabadan oo lagu daahfuray Mu’asasada Sheekh Maxamed Macalin ee ka shaqeysa arrimaha dar dar galinta waxbarashada faafinta diinta islaamka, dib...
Dood ku saabsan ka qeybgalka Haweenka, Dhaliinyarada iyo naafada ee Doorashooyinka dalka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Dekedda Muqdisho oo kamid ah...
Shirkada kaliya ee taleefanada ee ka jirta Itoobiya ee lagu magacaabo Ethio -Telecom ayaa sheegtay in adeegii taleefanada qeybo ka...
Wasiirka arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya, mudane Mukhtaar Xuseen Afrax iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa...
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaan uga mahadcelinayaa kalsoonida uu ii muujiyay in uu ii magacaabo Ergeyga Gaarka ah ee...
Maanta oo kale (3-da December) ee sandkii 2009 waa maalin dadka Soomaaliyeed aanan marnaba dareenkooda hilmaami doonin xasuuqii ka dhacay...
Qaban qaabada soo dhaweynta wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u-hishiisiinta xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane General Mukhtaar Xuseen Afrax...
Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda oo aaladda fogaan aragga uga qeyb-galay shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen wasiirrada arrimaha dibadda...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho