Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Khudbaddii Madaxweynaha ee kulanka Golaha Shacabka. Khudbaddii aan ka jeediyey Kulanka Gaarka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa soo dhaweeyay in ra'iisal wasaaraha XFS lagu wareejiyo daadijinta Doorashada iyo Amniga. Waxaa uu u...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas’uuliyadda doorashooyinka. Ra’iisul...
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Turkiga dowladda Turkiga ayaa lagu soo dhaweeyey go'aanka ay maanta xildhibaanada...
Qoraal ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyey go’aankii ay maanta xildhibaanada golaha shacabka ay...
Wafdi uu horkacayo ergayga Qatar ee Soomaaliya ayaa soo gaaray garoonka Aadan Cadde, waxaana halkaasi su diiran ugu soo dhaweeyey...
Mareykanka ayaa maanta oo Sabti ah, bilaabay inuu ciidamadiisa kala baxo Afghanistan, kadib markii uu horay ugu dhawaaqay arrinka ka...
Roobkaan oo ahaa mid aad u xooggan ayaa saacadihii u dambeeyay ka da'ay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Goblalka Mudug iyo...
Dowladda Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa si wada jir ah u soo dhaweeyey go'aanka Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho