Guddiyada shanta xaafadood ee ka dhisan magaalada Xudur waxay si dhow ula shaqeeyaan maamulka dowladda Hoose ee Xudur oo ay...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz ayaa ka wada hadlay arrimo ay...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray garoonka kubadda cagta...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey shirka golaha wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo todobaadkan...
Waxaa korortay, tirada dhimashada ee uu sababay qaraxii shalay ka dhacay degaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha dhexe, sida ay sheegeen...
Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo ah guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir oo la hadlay...
Ciidamada xoogga dalka qeybta 21 aad ayaa saaka lagu soo waramayaa in dhaq dhaqaaq ciidan ka wadaan koofurta gobolka Mudug,...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa si adag loogu jawaabay Qoraaladii ka soo yeeray Beesha Calaamka. Warsaxaafadedka ayaa u...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Balcad ku sugan ayaa ku soo waramaya tirada dhimashada gaariga shacabka saarnaayeen ee ay maanta qaraxa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho