Madaxweynaha Madagascar Andry Rajoelina ayaa sheegay in madaxweynihii hore ee dalkaas, Didier Ratsiraka geeriyooday. Didier Ratsiraka oo Madagascar soo xukumaayay...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Caabudwaaq ku qaabilay Wafdi ka...
Munaasabad ka dhacday xarunta karantiilka ee magaalada Baydhabo ayaa maanta lagu daah furey Tallaalka cudurka COVID-19 ee degaanada Koofur Galbeed....
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda mudane Axmed Xassan Yuusuf ayaa ka qeeb gallay xaflad loogu soo xiraayey tababar ay dhameesteen...
Sida lagu shaaciyay qoraal ka soo baxay guddoonka golaha shacabka beri oo isniin ah waxaa jiri doonoa kulan xildhibaanada ku...
Maamulka degmada Cadaado ayaa la wareegay gaari dab damis ah oo ay shacabka deegaanku iibiyeen, kaas oo loogu talagalay inuu...
Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhaawacmay, qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay albaabka Kaniisad ku taal magaalada Makassar ee...
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka tacsiyeey geerida ku timid Tiliyihii hore ee ciidanka Asluubta...
Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa galabta kormeeray taliska guutada Gor-gor ee xero damaanyo. Taliyaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Alle ha u naxariistee Taliyihii hore...
RADIO MUQDISHO:-Warbaahinta Masar ayaa si rasmi ah u shaacisay in laba qof ay dhinteen, halka 25 qof oo kalena ay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Madasha 7-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho