Wasaaradda Waxbarashada ee dalka Senegal ayaa sheegtay inay xiri doonaaan goobaha waxbrashada ilaa laga gaaro 15ka bishaan March kaddib mudaaharaadyo...
Dowladda Masar ayaa subaxnimadii maanta xabsiga kasii deysay weriyaal hore loogu soo eedeeyay faafinta warar been abuur ah iyo ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo ku aaddan maalinta caalamiga ah ee Haweenka adduunka, u...
Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim oo Haweenka Soomaaliyeed ugu...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka Suleymaan Maxamed oo shir jiraa’id ku qabtay...
Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Awgeed, Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ku bogaadinayaan haweenka Soomaaliyeed kaalintooda mugga leh...
Guddiga Qaran ee xakameynta laba-kacleynta Covid19 oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa markale ku celiyay muhiimada ay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) oo shir jaraa’id qabtay ayaa waxa uu faray...
Maanta waxaa Muqdisho ka amba baxaya Guddiga Dowladda Federaalka Soomaaliya u xil saartay dhageysiga Dacwadda Arimaha Badda ee u dhaxeeysa...
Laba katirsan maleeshiyaadka waxa ay ugu yeelay al-shabaab amniyaadka oo kooxaha fuliya dilalka qorsheeysan ee ay labeegsadaan shacabka Soomaaliyeed ayaa...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho