Kulankii 3aad oo u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharraxiinta ayaa ka furmay...
Allaha u naxariisto Jeneraal Cismaan Maxamuud Siyaad “Koriyeeri” Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed "Xijaar" ayaa ka...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay doorka Xildhibaannada uga aadan xakameynta cudurka COVID-19, kaasi oo fara ba’an...
Xili uu soo laba kacleeyey xanuunka COVID 19, isla markaana wasaaradda caafimaadka Galmudug ay xaqiijisay in 6 kiis oo xanuunka...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 123...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Daaqa ee dowlad gobaleedka Galmudug Cilmi Cali Cabdi oo ay wehliyeen duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan...
Taliyaasha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Diomede Ndegeya, iyo Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya Odowaa Yusuf Raage, ayaa maalinimadii shalay...
Maanta oo khamiis ah galinka danbe hotel-ka Decale ee Muqdisho waxaa markii 3-aad kulan ku yeelan doona Ra’iisul Wasaare Rooble,...
Shir looga hadlayay xakaneynta COVID-19 ee garoonka Aadan Cadde ayna ka qeyb galeen, mas'uuliyiinta hay'addaha xafiisyada ee dowladda, ammaanka, Socdaalka,...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka qeybgalay kulan ku qabsoomay Aaladda Fogaan aragga ee...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho