Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb: Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa warbaahinta Dowladda uga warramay Kulankii gaarka ahaa ee Golaha Ammaanka Qaramada...
Agabkan Caafimaad oo ka kooban ilaa afar Mishiin oo ah kuwa neefta siiya bukaanada ay ku adkaato in ay helaan...
Ciidamada Amaanka Liibaya ayaa weerar qarsoodi ah oo ay ku qaadeen xabsi qarsoodi ah oo ku yaala koonfur-bari dalkaaasi liibiya...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 229...
Wafdigan ka socday beesha caalamka gaar ahaan Midowga Yurub waxaa qayb ka ahaa Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya, Safiirka Sweden u...
Hogaamiyihii mucaaradka dalka Rwanda Seif Bamporiki Hogaamiyihii mucaaradka dalka Rwanda Seif Bamporiki ayaa lagu dilay dalka Koonfur Afrika oo uu...
Safiirkii Talyaaniga u joogay dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Koongo ayaa lagu dilay bariga dalkaasi sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha dibadda...
Mootooyin iyo gaaridareemo ayaa saf ugu jira in biyo xareed ah ay ka dhaamiyaan War-caday oo ah isha keliya ee...
Wafdi ka socda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Dekadda Degmada Hobyo, halkaasi oo ay ku soo...
Kulanka todobaadlaha ah ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo ay maanta wadajir u shir-guddoominayeen Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Axmed Mire Cali "Faafaale"...
Bandiiradleey, Agoosto 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane...
Muqdisho, Isniin, 17 Agoosto 2026: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...
Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho