Sida ay sheegtay he'yadda UNOCHA 69% dadka Soomaaliyeed waxay ku nool yihiin wax ka hooseeya cabirka heerka faqriga dunida ee...
Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ansixiyay wax ka bedelka sharciga waxbarashada dalka ee heerka 1 aad, 2 aad iyo tacliinta...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim ayaa maanta kormeeray taliska ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya,...
Muqdisho, 8 Febraayo 2021 – Saaxiibada beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan dadaalada ay sameeyeen madaxda siyaasadda Soomaaliya si loo gaaro heshiis...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada oo ay ugu horeyaan...
Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ah ku yeelanaya xarunta golaha. Kulanka maanta ayaa...
Wasiirka arrimaha dibada ee Turkiga Mowluud Jaawiish Oglo ayaa bilaabaya beri oo talaado booqasho uu ku maraayo wadamada Kuwayt, Qatar...
Ciidamada Booliska maamulka Hirshabeelle iyo kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgal amniga...
Maamulka deegaanka Gubadley ee gobolka Banaadir ayaa waxa uu dayactir iyo dib u dhis xoogan ka bilaabay Qaar ka mid...
Madaxweynaha Galmudug ayaa Facebook sidaan ku qoray INNAA LILAAHI WA INNA ILEYHI RAAJICUUN Waxaan Dhamaan Eheladii iyo Qoysaskii ay ka...
Bandiiradleey, Agoosto 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane...
Muqdisho, Isniin, 17 Agoosto 2026: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...
Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho