Wasiirka Caafimaadka iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey sanadguuradii Labaad ee kasoo wareegatay dardargelinta Howlaha Isbitaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga warbixiyey Shirkii Wadatashiga heer...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamc Waayeel ayaa maanta magacowday Maamulka Cusub ee deegaanka Bacadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Mudaned Saciid Cabdullaahi Calasow ayaa kulan la xiriira shaqada...
Olalahaan oo ah kii ugu weynaa ee maamulka dagmada Gaalkacyo ee Galmudug uu sameeyo mudadii u dhisnaa ayaa maanta lagu...
Boqolaal mudaaharadayaal ah ayaa isagu soo baxay magaalada Yangon oo ah magaalada ugu weyn dalka Myanmar maanta oo sabti ah,...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud oo ay wehliyeen qaar kmid ah Saraakiisha Gobolka Bari ayaa...
Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Anthony Blinken ayaa ku booriyay xukuumadda Beijing in ay ixtiraamto xuquuqda Uighurs, Tibet iyo Hong Kong....
Sida ay ku dhawaaqday Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, xannuun loga shakisanyahay in uu yahay Dengue ayaa ka dillaacay qeeybo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho