Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Xukumadda federaalka Soomaaliya , waxay qabanaysaa Shirka madasha iskaashiga ganacsiga beeralayda Soomaaliya kaasi oo loogga hadlaayo...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa kulan ku maamuusay xulka kubadda Cagta Galmudug kula yeeshay magaalada Muqdisho kooxda galmudug. Madaxweyne Qoor...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Madaxda Warbaahinta ayaa adkeeyey muhiimadda ay leeyihiin...
Xubnaha dimoqraadiga ee ku jira golaha wakiilada Mareykanka ayaa bilaabay in ay maamus ka xayuubin ku sameeyaan madaxweyne Trump, isagoo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Filish ayaa maanta danjiraha Turkiga ee Soomaaliya kala hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku ridday, sadex xarigle xoogga dalka, Cumar Muxudiin Maxamuud...
Danjiraha safaaradda Soomaaliya Dalka Suudan Amb Maxamed Sheikh Isxaaq iyo Guudomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Hirshabeele Dr Cabdi Xakiim Luqaamn iyo...
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS mudane Maxamed Caabbi Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Cusman , ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee...
Wasaaradda qorsheynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulanka Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho