Waxaa sii kordhaya tirada wadamada mamnuucay duulimaadyada dalka UK kaddib markii laga helay UK nooc karoonaha ka mid ah oo...
Madaxweynaha Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ee safiirnimo ka Guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin...
Kulan oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa Wasiirka Wasaaradda mudane Cismaan Abuukar Dubbe wuxuu ku qaabilay Agaasimayaasha Warbaahinta sida...
Wasaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha DFS oo kaashaneeysa Hay’adda UNICEF ayaa bilaawday biyo dhaamin loo sameeynaayo qoysas barakacayaal ah oo...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneral...
Dhallinradan oo ku nool waddamo ku kala yaalla qaaradaha Yurub iyo waqooyiga Ameerika ayaa waxaa ay ka soo jeedaan xaafadda...
Guddiga xaaladaha deg dega ah ee dalka UK ee loo yaqaan Cobra, ee uu hogaamiyo Ra’isulwasaaraha dalkaasi ayaa yeelanaya maanta...
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa soo gabo-gabeeyey baarista Gal-dacwadeedka Hay'adda SAHAN RESEARCH oo dowladda Soomaaliya horay uga mamnuucday inay...
Weerar gantaalo ah ayaa lagu qaaday safaarada mareykanka ee ku taala magaalada Baqdad ee xarunta dalka Ciraaq. Warbixin ay soo...
Tiro kamid ah dalalka Midowga Yurub ayaa ka fekireya sidii xariyaad u saari lahaayeen dadka uga imaanaya dalka UK si...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho