Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socdo magaalada muqdisho ka furmo Shirka madasha...
Shacabka dalka Ghana ee galbeedka afrika dhaca ayaa saakay u dareeray goobaha cod bixinta si ay u doortaan madaxweyne iyo...
Qeybtii ugu horeysay ee daawada Pfizer/BioNTech oo ah talaalka xanuunka karoonaha ayaa la gaarsiiyay qaar ka mid ah isbitaalada iyo...
Wafdi ka socda dalka masar oo maanta booqasho ku yimi soomaaliya ayaa la kulmay wasiirka arimaha dibada xukumada federaalka ....
Shirkan oo ay ka qayb galeen agaasimaha guud iyo dhamman agaasime waaxeedyada kala duwan ee wasaaradda ayaa waxaa ajandaha maanta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Meertada 14-aad ee aan caadiga ahayn ee Midowga...
-Ra’iisul wasaare ku xigeen Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeyb galay shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka gobolada waqooyi ee...
Ra’isulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa booqday isbitaal ay ciidanka leeyihiin oo ku yaala magaalada Adis Ababa halkaas oo lagu daweynayo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa dhambal hambalyo ah u diray dufcaddi 2-aad ee ka qalin...
Wasiirka arrimaha gudaha dib-u-hishiisnta iyo federaalka ee dowladda Soomaaliya Generaal Mukhtar Xuseen Afrax ayaa kulan is xogwareysi ah la qaatay...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho