Tababarka oo lagu baranayay, habka hogaaminta wanaagsan, xalinta khilaafaadka iyo dhiirigelinta ka qaybgalka haweenka ee maamulka degmada Gaalkacyo, kaas oo...
Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in ay heleen gaadiid badan oo ay ka carareen saraakiisha baxsadka ah ee TPLF . Gaadiidkan...
Dufcaddii ugu horreysay oo ah dad ka yimid dibadda Sacuudiga ayaa maanta gaartay magaalada barakeysan ee Madiina Al-munawarah. Dadkaan doonaya...
Xafiiska arrimaha siyaasada ee AMISOM ayaa sheegay in tababar socday sadex maalin ay siiyeen xubno ka yimid dowlad goboleedka Hirshabeelle....
Agaasimaha guud ee wasaaradda qorsheynta xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa maanta daah-furay shirka dib u eegista mashruuca...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) oo habka Foggaan aragga kaga qaybgalay Shirkii 5aad ee Madasha Iskaashiga...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul insaanka Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim, oo maanta khubad ka jeedisay shirka madashada Iskaashiga Soomaaliya iyo...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa ka qayb galay shir uu soo agaasintay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa lagu wadaa ayaa daqiiqado ka hor xarunta xalane ka furay madashada iskaashiga...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho