Guddoomiya golaha baarlamaanka Kuweyt, Marzuuq Al-Ghanim, ayaa ku dhawaaqay in Shiikh Nawaaf Al-Axmed loo dhaarinaayo amiir-nimada dalka Kuweyt, kaddib markii...
Wasaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha dowladda federaalka iyo Wasaaradda Tamarta Hirshabelle ayaa bilaabay biyo dhaamin loo sameeynaayo ilaa 4 kun...
Dabkaan oo geystay Khasaare hantiyadeed ayaa ka kacay kaalin Shidaal oo ku taalla bartamaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, waxaana...
Xoghayaha Difaaca Mareykanka Mark Esper ayaa maanta oo Arbaca ah billaabaya socdaal uu ku marayo waddamada kala ah Aljeeriya, Tuunis...
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in degaannada Maamulkaas markale uu kusoo laba kacleeyay cudurka safmarka ah ee Coronavirus,...
Madaxweynaha dawladda FS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dawladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Kuwait uga tacsiyeeyey geerida Amiirkii...
Mu’asasada Baxru Nuur Foundation ayaa Deegaanka Xajiinle ka hirgalisay Iskuul si ubadka Soomaaliyeed ee halkaas ku nool ay u helaan...
Golaha aqalka sare ee barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay aqoon isweydaarsi labo maalmood magaalada muqdishom uga socday Xoghayaasha Guud...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye & wafdi uu hoggaaminayo oo fiidnimadii caawa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee...
Ku xigeenka agaasimaha guud ee madaxtooyada jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinur Maxamed Axmed ayaa kulan looga hadlay dardar-gelinta wejiga labaad...
Taliyaha Qaybta 1-aad ee Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Gorgor Xoogga Dalka Soomaaliyeed, G/sare Saahid Jaamac Faarax...
Howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ka fuliyeen inta u dhexeysa Kabtan Naas iyo...
NAFIS 2026 waa madal qaran oo diiradda lagu saarayo maalgashiga beeraha, wax-soo-saarka cuntada iyo xoojinta amniga cuntada Soomaaliya. Shirku wuxuu...
Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho