Allah u naxariistee, waxaa xalay isbitaal ku yaala magaalada Miniapples ee dalka Mareykanku ku geeriyooday, rug caddaa saxaafadeed Cabduqaadir Maxamed...
Hawlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska Danab ayaa waxay ku dileen horjoogeyaal muhiim...
Allaha u naxariistee daacigii weynaa ee Masriga ahaa Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq ayaa geeriyoodey. Marxuum Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq, wuxuu ahaa qof wacdiya dadka...
Dowlada Britain ayaa sheegtay inay tababar u soo gaba gabeysay Taliska iyo shaqaalaha xarun loogu talo galay in ciidanka Soomaaliya...
Qaar ka mid ah Senatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay kulan khaas ah oo...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Guddi hosaadka Horumarinta Dhaqaalaha ayaa ku adkeeyey muhiimadda...
Madaxweyne Ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug oo kormeeray goobihii ganacsi ee maanta dabku ka kacay ayaa xanuunka la qeybsday ganacsatadii...
Sii-hayaha wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa furay kulan wada-tashi ah oo looga hadlayo sidii hay’adaha...
Wasaaradda deegaanka, beeraha iyo isbedelka cimilada Puntland ayaa soo saartay digniin la xiriirta roobab dabeylo wata oo la sheegay inay...
Fadhi ay maanta yeesheen golaha Baarlamaanka dalka Kuwait ayaa lagu dhaariyey Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo ahaa sii hayaha Amiirka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan la yeeshay Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka...
Taliyaha Qaybta 1-aad ee Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Gorgor Xoogga Dalka Soomaaliyeed, G/sare Saahid Jaamac Faarax...
Howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ka fuliyeen inta u dhexeysa Kabtan Naas iyo...
NAFIS 2026 waa madal qaran oo diiradda lagu saarayo maalgashiga beeraha, wax-soo-saarka cuntada iyo xoojinta amniga cuntada Soomaaliya. Shirku wuxuu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho