Dhismo 3-dabaq ah oo ku yiillay duleedka Magaalada Mombaay ayaa horantii saaka burburay ,halkaasi oo ay ku dhinteen llaa 8-ruux,sida...
Ciidamada Xoogga Dalka Qaybta 21-aad, gaar ahaan Guutada 15-aad ayaa guulo kasoo hooyay howlgalo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay...
Dhamaan ciidamada qalabka sida ee dalka Cameroon ee dhaca galbeedka afrika ayaa heegan buuxa la galiyay afar cisho oo Beeri...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin hoostaga deegaanka bariire ee gobolka shabellada hoose waxa ay ku...
Sii hayaha wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukumadda federalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta kormeer gaaban ku tagaya...
Munaasabad lagu daah furayay olalaha Wacyi galinta tallaalka Dabeysha ayaa Maanta lagu qabtay Degmada Boondhere ee Gobolka Banaadir, Xafladda daahfurka...
Ururka horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed Dosyo ayaa maanta tababar ku aadan go’aan qaadashada nolosha ugu qabtay magaalada muqdisho qaar ka mid...
Gogoshaan ee uu soo qaban qaabiyay ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi ugaas Muxumed ayaa aheyd kulan qado Sharaf iskuna xogwareysanayeen qaar...
Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho