Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha...
Wararka ka imaanaya magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in Qarax miino oo dhulka lagu aasay oo la...
Madaxweyne Trump oo meesha ka saaray walaaca laga muujiyay dhibaatada isbedelka cimilada xilli uu booqday goobaha dabka uu ka hurayo...
Maxkamadda dastuuriga dalka Ivory Coast ayaa ogolaatay in madaxweyne Alassane Ouattara uu u tartami kado markii sadexaad jagada madaxtinimada dalkaas...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyay degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose. ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula xiriiray Raiisul Wasaaraha dalka Suudaan Mudane Cabdalla Xamduuk...
Munaasabad kooban oo ka dhacday Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa xildhibaanno ka tirsan Baarlabaanka ay ku gudoomeen deeqdan oo isugu jirta...
kulanka guud ee xildhibaanada golaha shacabka ee barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw ka furmay xarunta ku meel gaarka...
Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho