Wabiga Shabeelle ee dhex mara magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku fatahay xaafadaha magaalada, taas oo mar kale...
Wafdi ka kooban xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan maamul-goboleedka G/Mudug ayaa manta oo Axad ah gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta...
Maamulka Jubbaland ayaa soo dhoweysay natiijada imtixaanka dawliga ah ee laga qaaday ardada dugsiyada sare dhammaysay sanad dugsiyeedka 2019/2020-ka ee...
Ciidanka kumaandooska Xoogga dalka ee Danab oo shalay argagixisada ka saaray deegaanka Janaay-cabdale oo qiyaastii magaalada kismaayo 60 km u...
Aqalka sare baarlamaanka Itoobiya ee la yiraahdo house of federation ayaa diiday doorashada ay doonayaan in isbuuca soo socda ay...
Hal qof ayaa ku dhintay 7 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii nin tooreey sitay uu weeraray dad sugnaa...
Gudiga joogtada Golaha aqalka sare BFS ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedyka Jubbaland . Cabdi Xaashi Cabdullaahi Gudoomiyaha golaha...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho