Madaxweyne ku xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid, ayaa sheegay in uu bilowday dagaal ka dhan ah Al-shabaab ee loga...
Ciidanka amniga ee Sudan ayaa adkeeyay amniga gobolka dhaca badda Cas sidoo kalena waxaa ay ku soo rogeen Bandow magaalada...
Kooxaha xuquuqul insaanka dalka Cameroon ayaa Arbacadii cambaareeyay dilka gabar ka soo jeeda gobolka Af-Ingiriiska lagaga hadlo ee dalkaas, muuqaal...
Munaasabad lagu weynaynayay maalinta caalamiga ah ee dhallinyarada adduunka oo ku began 12 ka August ayaa caawa lagu qabtay Masraxa...
Guddiga Farsamada ee ka baaraandegidda talooyinka la xiriira hannaanka iyo hab-sami u socodka arrimaha Doorashooyinka oo uu Guddoomiye u yahay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan maalinta Caalamiga ah ee...
Sii hayaha Ra'iisul Wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa hambalyo u diray Ilhan Cumar, Cumar Fatax iyo Jamaal Cismaan...
Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka ee Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi Maxamuud Fiidow ayaa sheegay in socdaalka ay ku tageen magaalada Gaalkacyo...
Wararkii u danbeeyay oo aan ka helayo dad ku sugan deegaanka Shabeellow ayaa sheegaya in jab xoogan loogu geystay kooxdii...
12-ka August oo ku beegan maalinta dhallinyarada caalamka oo maanta oo kale laga xuso dunida inteeda kale ayaa lagu qabtay...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho