Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian....
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” oo maalmahan socdaal ku maraya deegaannada Galmudug...
Kulanka Guud ee Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka...
Maamulka Degmada Xudur ee gobolka Bakool oo ka jawaabaya cabasho uga ka timid mid ka mid ah beelaha dega Gobolka...
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa si kulul loogu cambaareeyay Weerarkii Wuxushnimada ahaa ee Argagixisadu...
Waxaa markii seddaxaad dib looga celiyay dalkii hooyo Muwaadiniyiinta tiradooda gaareysay 136 qof muwaadiniintan Soomaaliyeed oo ku go’doonsanaa dalka Uganda...
Sida ay baahisay wakaaladda wararka Ruushka , ee Interfax wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergey Lavrov ayaa sheegay dowladda in ay...
Ha’yadda Caafimaadka Adduunk (WHO) ayaa ugu baaqday Dowladaha Afrika inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan xilli Dalal kala duwan oo ka...
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa la kulmay Amiirka dalka Qadar Sheekh Tamiim bin Hamad Al Thani, waxaana ay ka hadleyn...
Masuuliyiinta Maamulka degmada Galkacyo ee Galmudug ayaa maanta ugu deeqay maamulka Iyo Bulshada degaanka Docol oo Mudooyinkii u danbeyay cabashooyin...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho