Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Mohamed Laftagareen ayaa Xilkaqaadis ku sameyey Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta...
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka...
Munaasabad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha dowlad gobaleedka galmudug iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo maalamahaan socdaal nabadeed ku marayay...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo Saakay lala beegsaday waaxda ilaalada...
gaarigan laga soo buuxiyay walxaxa qarxa ayaa saaka ka dhacay iridka hore ee xarunta laanta canshuuraha oo ku taala degmada...
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay ku shaacisay xiliga la bilaabayo qaadista...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheybaaro cusub oo lagu baaro caabuqa COVID-19 (GeneXpert)...
Wasaaradda Caafmaadka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo waxgaradka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa Wasaaradaha kala ah Caafmaadka iyo Gargaarka ee Xukuumadda Soomaaliya...
Shir ay isugu yimaadeen Bulshada degmada Badhan ee Gobolka Sanaag iyo waxgaradka deegaankaasi hormuud u ahaa ayaa lagu dhoweeyey Midaynta...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho