Ururka Danab ee qeybta 21aad Ciidamada Xoogga Dalka ayaa goor dhow ku qabtay magaalada Galkacyo gaari noociisu yahay Noah kaas...
Shirka Wadatashiga hindise sharciyeedka korontada oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Tamarta Iyo Khayraadka biyaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaan...
Ciidanka Xooga Dalka ayaa Fashiliyey weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo saakay waabirigii...
Iyadoo maalma qura ay Ka harsantahay munaasabadaha maamalmaha Xoriyadaha ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa u diyaar Garowga munaasabadahaasi Degmada...
Qorax Madoobaad ayaa saakay lagu arkay Meelo badan oo ka tirsan Gobolada dalka Soomaaliya. Culumada Cilmiga Xiddigaha ayaa shalay waxay...
Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) Dr. Yuusuf Al-Cuseymiin ayaa boogaadiyay Shirkii Dhab u heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...
Ciidanka xoogga dalka ayaa weerar culus ku qaaday maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo ku sugnaa tuulada Dug-wariiri oo hoostagta deegaanka...
Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan deegaannada Sabiid iyo Caanoole ayaa waxaa isku soo dhiibay...
Wasiirka wasaaradda dekedaha Iyo kalluumeysiga Galmudug Cabdi Saabir Nuur Shuuriye oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa ka hadlay...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho