Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeeray Bangiga dhexe ee dalka, isagoo u kuurgalay sida ay...
Wasiirka Biyaha iyo korontada dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Saalax Maxamed Xasan oo ka qeyb galay shir wadatashi ah oo looga...
Safaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa markii labaad ufududeesay muwaadiniin Soomaaliyeed oo gudaha dalka Hindiya ku xayirnaa tan iyo markii ...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha ee xukumadda federaalka Soomaaliya marwo fowsiyo Maxamed Sheekh, oo ay weheliyaan wasiirka ku xigeenka...
Xildhibaanada golaha shacabka JFS ayaa maanta kulan ku leh xarunta ku meelgaarka ah Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa...
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa laga bilaabay dhismaha wadadii labaad oo Laami ah, taas oo qeyb ka ah...
Dalka Baraasiil wuxuu noqday dalka labaad ee ay dadkiisa u geeriyodeen xanuunka faafa ee corona virus, iyada oo la soo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo bandhigeynaa sawiro ka turjumaya bilicda dalka, sawiriada ayaa ah kuwa laga soo kala...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri ah kulan ku yeelanaya xarunta KMG ee Villa Hargeysa oo...
Bulshada magaalada Xudur ayaa muujinaya taxadar badan iyo qaadashada talooyinka Wasaaradda Caafimaadka ee waxyaabaha looga hortagayo cudurka faariska koronaha. Tan...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho