Guddiga hoosaadka arrimaha gudaha, maamulada gobolada iyo amniga ee golaha Shacabka ayaa la kulmay guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka qaranka (GMDQ)....
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa saaka kulan kula qaatay magaalada Djibouti Madaxweynaha dowladda aan walaalaha...
Afhayeenka Ciidanka Booliiska, Dhamme Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in howlgal ciidanku ka sameeyeen degmada Dharkenley lagu soo qabtay nin...
Muwaadiniyiinta oo tiradooda gaareysay 133 qof ayaa waaxaa maanta safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda mar kale dib ugu celiysay dalkooda,...
Wafdi uu hogaaminayo Safiika Qatar ee Somaaliya Xasan Xamza ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo ku sugan degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa halkaasi waxaa...
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa goordhaw gaaray wafdi ka socda dowladda Qatar oo uu hoggaaminayo Safiirka Qatar...
Shirarkii maalmihii la soo dhaafay Jabuti ugu socday guddiyada farsamo ee Soomaaliya iyo Soomaaliland ayaa la soo gabagebeeyay isla markaana...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Ethiopia Mudane Axmed Shide ayaa maanta booqasho ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana...
Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyadda Gobolka Hiiraan Abuukar Maadeey ayaa sheegay in ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa AMISOM ay...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho