Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay...
Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo Maaliyadda ee Gobolka Hiiraan Abuukar Sheekh Maadeey ayaa komeer howleed ku tegay suuqa qudaarta ee Beladweyne,...
Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ayaa maanta ka dhacay xarunta Villa Hargeisa. Ajandaha kulanka...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya...
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga Gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ay ciidamada amniga ka wadaan xaafado ka mid ah...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoor qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa haatan ka ambabaxay magaalada Galkacyo ee xarunta...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) oo ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxaa...
Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga maanta waxaa saakay ka soo ambabaxay 94 qof oo muwaadiniin Soomaali ah oo dhammaan usoo...
30 Wariye oo ka howlgala magaalada Gaalkacyo ayaa Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska GalMudug u qabatay siminaar ku saabsan fahamka...
Khubada caafimaadka ayaa aaminsan in Coronavirus ay u dhiman doonaan 200,000 oo Amerikaan ah marka la gaaro bisha September ee...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay Reena Ghelani, oo ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti,...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Polish Humanitarian Action (PAH),...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho