Ciidamo ka tirsan xoogga Dalka Qaybaha 21-aad iyo 27-aad oo fulinaya Amarka Taliyaha Xoogga ayaa gaaray Deegaano ka tirsan Gobolka...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin hoostaga taga degaanka Janaale ee Gobolka Shabellada Hoose waxa ay...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa uu la kulmay Madaxweynayaashii hore ee dalka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabad uu ku qabtay magaalada Beledweyne ku wareejiyay Guddiga Ganacsatada Fatahaada...
Ganacsato Soomaaliyeed oo kaashanaya Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa markii Afaraad Moos u dhoofiyay dalka Boqortooyada...
Wasiirka Xanaanada, Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen, Ganacsato iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa ka...
Shirkaan oo ku dhacay qaab fogaan arag ah ayaa waxaa diirada lagu saaray la tacaalida cudurka COVID-19 iyo xoojinta wada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Polish Humanitarian Action (PAH),...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho