Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa shir-gudoomiyay kulanka degmooyinka ee Maamulka Gobolka Banaadir,...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ee uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in 24-saac ee lasoo dhaafay guud ahaan dalka laga...
Mashiinadaan neef Caawiyayaasha ah oo gaaraya 20 xabo ayaa hey’adda Caalamiga ah ee socdaalka dunid IOM waxaa ay ku wareejisay...
Waaxda gadiidka rayidka ah ayaa lagu sameeyay isbedelka dhanka hormarinta adeegyada gadiidka dadweynaha si bulshada Soomaaliyeed loogu fududeeyo adeegyada ay...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General Odawaa Yuusuf Raage oo ku jira safar uu Ku marayo Xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka ee...
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu yihiri Dowladda Soomaaliya waxa...
Taliska ciidanka illaalinta nabad-gelyada wadooyinka ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta xarunta fiish taraafiko ee degmada shangaani ku soo bandhigay ...
Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegay in maamulkiisa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho