Sida ay qortay warbaahinta Aljazeera, dowladda Mareykanka ayaa ku cadaadineysa dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka in ay qaadaan xayiraadda saaran dalka...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa C/fataax Daahir Jeyte u magacaabay in uu noqdo Maareeyaha...
Dhalinyarada degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa shegay in ay u diyaarsan yihiin sidii amniga iyo xasiloonida kala shaqaynsyaan saraakiisha...
28 bishii Maarso ee sanadkaan 2020 ayay aheyd markii la hakiyay diyaaraha isaga kala goosha gudaha dalka si looga hortago...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta shir muuqaal arag ah (Video Conference),...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee...
Ciidamada booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa miino baarista ayaa goordhaw qarxiyay miino lagu aasay laamiga hor mara Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed...
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska dowlad gobaleedka Galmudug Axmed shire falagle oo ay wehliyeen howlwadeeno Ka tirsan wasaaradda ayaa...
Agaasimaha guud ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col, Maxamed Aadan Koofi ayaa maanta furay Shirka Isku xirka Howlaha Laamaha iyo...
Diyaaradda Daallo ayaa maanta markii shanaad keentay muwaadiniin ku xayirnaa dalka boqortooyada Sacuudi Cariba kuwaa oo ka koobnaa 15 Haween...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho