Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya waxay ku dhawaqeen Qorshaha ka falcelinta fatahaadaha ee Soomaaliya (2020 Somalia Flood Response Plan)...
Allah ha u naxariistee waxaa qabuuraha iskuul boloosiyo ee Magaalada Muqdisho maanta lagu naasay fanaankii weynaa ee Cabdi tahliil Warsame...
war qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu tacsiyadeeyay allah u...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage oo ku jira safar uu Ku marayo Xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka...
Allah ha naxatiistee waxaa xalay Magaalada muqdisho ku geeriyooday Fanaankii weynaa Cabdi Tahliil Warsame oo muddo ku dhaw 18 sano...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Tallaalka Aduunka ee 2020 oo qaab fogaan...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen aaladaha la iska arko, waxay ku meel mariyeen istaraatiijiyadda...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta daahfuray qaadista Imtixaan ay u fariisteenin in ka badan 60 qof oo soo codsatay shaqooyin...
Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Mustaf Cali Khayre ayaa sheegay in maamulkiisa uu dadaal xoogan ku bixiyay sare u qaadidda wacyigelinta bulshada,...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Polish Humanitarian Action (PAH),...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho