Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku ammaanay Guddoonka...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage oo mudo bil ku dhow kormeer shaqo ku marayay Xarumaha Ciidanka...
Madaxweynaha Dowladda faderalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta furay kalfadhiga 7-aad labada aqal ee Baarlamaanka Jmuuriyaddda Faderaalka Soomaaliya....
Ciidamada Jabuuti ee Hiil-walaal ee ku sugan magaalada Dhusamareb qaybna ka ah howlgalka AMISOM ayaa maanta xusay musaabada 43 guuradii...
Wasiiru Dawlada Wasaaradda maaliyada Dawlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdiraxiim Macalim oo ay Wehliyaan Wasiir kuxigeenka Wasaradda Amniga Burhan ismaaciil Xirsi,...
Ciidamada Xooga dalka eek u sugan gobolka Bakool ayaa howlgal ay kusameeyeen kula wareegay deegaanka Abal, halkaasi oo uu ka...
Waxaa goordhaw furmi doonna xafaladda furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka federaalka soomaaliya Waxaana lafilayaa in dhawaan fadhiga Baarlamaanka ay soo...
Waddamada G20-ka ayaa ballan qaaday in ay bixinayaan 21 bilyan oo Dollar, taasi oo lagula dagaallamayo Viruska Corona, halka Mareykankana...
Shirweynahan oo socon doona muddo 5 cisho ah isla markaana looga hadli doono xalinta colaad beeleedyo muddooyinkii u dambeeyay ka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Polish Humanitarian Action (PAH),...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho