Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinayaa Muuqaal kooban oo uu Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya uga hadlayo shirarkii ugu...
Wasiirka Arimaha debada iskaashiga Caalamiga ah Axmed Ciise Cawad ayaa gaaray magaalada Khartoum ee Casimada dalka Suudaan. Wasiirka waxaa garoonka...
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Waxbrashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo gaaray degmada Ceelbarde ee...
Kulankaan oo ahaa mid lagu uujinayo yididiilada loo qabo mira dhalka dadaalada nabada iyo dib uheshiisiinta beelaha soomaaliyeed ee ku...
Guddiga sare bangiga Aduunka ayaa qaaday talaabo ay ku soo celinayaan xiriirkii Bangigu lalahaa Soomaaliya sodon sano kadib, Tani waxay...
Munaasabaddani lagu qabtay dugsiga Turk-Som ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka.Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu yeeraysaa Dowladda Kenya in ay si deg-deg ah u joojiso xadgudubyada ka dhanka ah...
Muqdisho, Khamiis, Feberaayo 27, 2020---Golaha Wasiirrada xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlad goboleedka Puntland Cali Xasan Sabarey oo ay weheliyeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo isgaarsinta Puntland...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho