Cabdiraxmaan Cumar Cabdi Daawle oo magiciisa afgarashadu yahay Xamza ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha maleeshiyada Alshabaab gaar ahaan in uu...
Madaxweynaha maamulka Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay hoggaamiyaha guud ee Ahlu...
Dhageystayaasheena sharafta leh ku soo dhawaada Barnaamijka SAHANKA RAADIYAHA oo xilligaan oo kale 10:00AM aad ka dhageysataan Radio Muqdisho Codka...
Magalada Khartoum ee Casimada dalka Suudaan waxaa lagu soo gaba-gabeeyay shir ay soo abaabuleen Urur Gobolleed-ka IGAD iyo midowga Yurub,...
Shir u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo...
Dhageystayaasheena sharafta leh ku soo dhawaada warka subax ee Radio Muqdisho codka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xilligaan oo kale 8:00AM aa...
Agaasimaha guud ee wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda dowlad goboleedka Galmudug mudane Abshir Xaashi Cali oo wareysi siiyay Radio Muqdisho...
Masuuliyiinta Dalka Nigeria ayaa sheegay in laga helay Cudurka Coronavirus nin u dhashay dalka Talyaaniga, kaasoo ka safray magaalada Lagos...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa gaaray Caasimadda Dalka...
Laba xubnood oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay gelinkii dambe ee Shalay duqeymo xagga Cirka ah oo ka...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho