Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar ugu maqnaa Dalka Jamhuuriyadda...
Shaqaalaha kala duwan ee xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta goor hore u diyaar garoobay una soo kallahay ka qayb...
Madaxweynaha midowga Yurub Sharek Michel ayaa ku dhawaaqay qorshihiisa ku aaddan xaaladda ka taagan xuduudka dalalka Turkiga iyo Giriiga isagoo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Danjire Ahmed Ciise Cawad ayaa kulan la yeeshay Wasiiru- dawlaha arrimaha dibadda ee...
Dhageystayaasheenna sharafta leh ku soo dhawaada warka Subax ee Radio Muqdisho oo xilligaan oo kale aad dhageysataan. Akhriye: Mukhtaar Cabdicasiis...
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay qofkii ugu horeeyey ee u geeriyooda cudurka 'coronavirus' kaasoo ku dhintay waqooyiga-galbeed Washington State. Saraakiisha ayaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Axad ah, booqasho sharafeed ugu tagay...
Xildhibaanno ka tirsan labada Golle ee Barlamaanka ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay ka qeyb galka siyaasadda ee dhallinyarada...
Xarunta Baarlamaanka Wadanka aynu walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxaa ka dhacay kulan lagu furayay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka...
Guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga diyaarinta xeerar dhameystiraya sharciga doorashooyinka Qaranka. Guddiga la Magacaabey...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho