Banaanbax lagu dalbanayo joojinta dagaal beeleed ka socda galbeedka magaalada Kismaayo oo ay ka qeybgaleen qeybaha bulshada ayaa ka dhacay...
Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay faragalinta siyaasadeed iyo midda amni ee dowladda Kenya ay ka waddo gudaha dalka....
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa maanta booqday Safaaradda dowladda Shiinaha ay...
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday guddi ka kooban qaar ka mid ah hay’adaha dowladda, kuwaasi oo ka shaqeyn doona ka...
Waxaa wax lagu farxo ah in Wasaaraddeenna Caafimaadka u jihaysato ka hortagga Viraska loo caalwaayay ee dunida faraha ba’an ku...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Drs Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in ay mar kale ay warqad u direen madaxda Isbitaalka...
Ardayda Afrikaanka ee ku xayirmay cudurka Corona virus ee ka dillaacay magalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa dalbaday in loo...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay Safiirka Dowladda Ruushka u qaabilsan Soomaaliya...
Kulan qarsoodi ahaa oo looga hadlayay arrimaha Iiraan iyo sidii loo heli lahaa heshiis aan dagaal ku salays-nayn, deggenaansho iyo...
Ciidanka kumaandooska XDS ee Danab ayaa dilay horjooge Maxamed Xuseen “Abuu Muxsin” oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kadib howlgal qorsheysan oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...
Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho