Bejing-(Radio Muqdisho)-Waxaa sii kordhaysa halista caabuqa ka dillaacay Dalka Shiinaha ee Coronavirus, kaas oo ka billowday Magaalada Wuhan oo ay...
Muqdisho-(Radio Muqdisho)-Madaxweynaha JFS Mudane; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Marwada Koowaad ; Saynab Cabdi Macallin ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabbilay Ra’isulwasaare...
Dhacdadani waxa ay ka dhacday inta u dhaxeysa degmooyinka Luuq iyo Dooloow ee gobolka Gedo waxaana waxaa ku geeriyooday inta...
Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaaliye S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa la kulmay wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mr....
Wararka naga soo gaarayo degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi ugu yaraan afar ruux ugu geeriyoodeen Cudurka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukumadda Soomaaliya Marwo Fowziyo Abiikar Nuur ayaa furtay shirka maalinta Caalamiga ah ee ka hortagga FGM-ka. Wasiirka...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaraddaha dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka badda Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta qado sharaf u sameeyay isimada Puntland iyo dowlad deegaanka oo...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaraddaha dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir ayaa maanta magaalada...
Dowlada Federalka Soomaaliya dadaal uga jirta sidii guud ahaan Goballada dalka looga sifeyn lahaa Argagaxisada Al-Shabaab ayaa ciidamado geysay degmooyin...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...
Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho