Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta xarigga ka jaray ceelk riig ah oo markii ugu horaysay laga ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane...
Weriye Cabdullaahi Maxamed Faarax oo ka tirsan shaqaalaha Radio Kulmiye ayaa lagu afduubtay magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose, halkaas...
Wareega Labaad ee Doorashada Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ayaa soo Dhamaatay waxaana ku tartamayey oo isugu soo haray Laba Musharax oo...
Waxaa Hada soo dhamaatay Codaynta iyo Tirinta Doorashada Madaxwayne ku-xigeenkiisa Galmudug waxaana u tartamay Shantan Musharax Natiijada ayaana sidan Noqotay:...
Xildhibaanada Baarlamanka labaad ee Galmudug ee soo xaadiray hoolka doorashada oo tiradooda ay gaareysay 77 Xildhibaan, ayaa Axmed Cabdi Kaariye...
Mudanayaasha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashadooda ay tahay Jubbaland ayaa ku baaqay in si deg deg...
Deegaanka Bacda oo hoostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka bilaawdey kulamo xal loogu raadinayo dagaal beeleed ka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...
Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho