Howlgal ay sameeyeen Ciidammada Booliska Magaalada Hanau ee Gobolka Hessen oo ay ku baadi goobayeen dadkii ka dambeeyey weerarkii ka...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xersi Warfa ayaa magaalada Nairobi ku soo xiray shir saddexdii...
Ra’iisal Wasaaraha Dalka Tuunis Ilyaas Al-Fakh-Faakh oo markii horeba haystay mudo kooban si uu usoo dhiso xukuumad loo dhan yahay...
Wararka naga soo gaarayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in la siidaayey Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame,...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kasoo ruqaansaday deegaanka Araare, islamarkaana cagta soo mariyay deegaanada Kaban iyo Bangaani ee gobolka Jubada...
WAR-SAXAAFADEED Galab Arbaco, taariikhduna tahay 19-ka Febraayo, 2020 ayay Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa bahwadaageeda Melatariga Dawlada Mareykanka ayaa weerar...
Kulan looga hadlay isu diyaarinta howl-gallo ballaaran oo lagu xoreynayo deegaannada kooxaha Argagaxisadu ay Shacabka Soomaaliyeed ku dhibaateeyaan, ayaa lagu...
Wasirr ku xigeenka wasaaradda Dastuurka Soomaaliya, Dr; Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray kulan looga hadlayay dib u eegista Dastuurka....
Dalalka ku midaysan midowga Yurub ayaa si rasmi ugu dhawaaqay inay bilaabayaan hawlgal cusub oo lagula soconayo cunaqabataynta hubka ee...
Taliska ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar arbushaad ah ku soo qaadeen deegaanka Ceel-saliini ee...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho