Cabbdulqaadir Suufi Muunye & Saciid Cumar Cabbdullaahi ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab iyo in ay ahaayeen u qaabilsanayaaal xagga...
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS, Wasiiradda Xanaanada Xoolaha ee maamul goboleedyada, xubno ka...
War saxaafadeed kasoo baxay hawl-galka Taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay in weerar dhanka Cirka ah oo ay ka geysteen Degmada...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal; Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa Saciid Cali Maxamuud u Magacaabay taliyaha saldhigga Degmada Wadajir, ka dib...
Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo kuwa xoogga dalka ayaa howlgallo lagu baacsanayo argagaxisada Al-shabaab ka wada duleedka magaalada Jowhar...
Booliiska Jaramlka ayaa xiray kooxo xagjir ah oo qorsheeynayay in ay weeraraan masjid ku yaala dalkaasi, kaddib markii ay booliisku...
Ciidamada xoogga dalka ee ka howlgala gobolka Bakool ayaa Horjooge Sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Argagixisada ah ee Al-Shabaab ku...
Ciidamada Dawlada Suuriya ayaa si buuxda ula wareegay magaalada Xalab oo ka mid ah deegaanadii ay iska hor imaadyada xoogani...
Dhinacyada isku haya Xukunka Liibiya ayaa waxaa lagu dhex-dhexaadinayaa Magaalada Munich ee Dalka Jamalka. Magaalada Munich ee dalka Jarmalka ayaa...
Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe, mudane Saalax Fuleel Xaaji oo wareysi gaar ah siiyay...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho