Maanta waxa ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee Raadiyaha aduunka. marka loo eego baaxada dadka uu gaari karo iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed Amar-dambe ayaaa ka qeyb-galay shir caalami ah oo ay ka qey-galayeen Wasiirada...
Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabishan cunnada iyo beeraha (FAO), ayaa afartan doomood oo ah nuuca Huurida, waxa ay maanta ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa kormeeray xarunta Tirakoobka Ciidanka...
Munaasabadan lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee ka hortagga askareynta carruurta oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa...
Dowladda Mareykanka ayaa maanta dib u billowday kaalmadii ay siin jirtay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, waxa ayna ka billowday hir-gelinta...
Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay laba kulan oo si xigay, kuwaas oo kala ah kulammada...
Shir sanadeedka garsoorka dalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, kaaso looga hadlayo arrimaha garsoorka iyo cadaaladda dalka halka uu...
Kulan wadatashi ah oo ay soo agaasintay wasaarada Dastuurka ee XFS ayaa looga doodayaa dardargalinta dhismaha maqaabka Caasimadda iyo kaalinta...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay kulan casha sharaf sagootin ah...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho